| Shakhsiga iyo qoyska waxaa lala xidhiidhiyay adeegyada muddadii asalka ahayd ee la siiyay. |
|
|
|
|
|
| Awoodaha shakhsiga/qoyska waa la arkaa, waxaana lagu daray adeegyada ay ka helayaan The Buckeye Ranch. | |
|
|
|
|
| Shakhsiga, qoyska, iyo/ama daneeyayaasha kale waxay talo ku leeyihiin daryeelka shakhsiga iyo qorshaha daawaynta. | |
|
|
|
|
| Shakhsiga adeegyada helaya wuxuu si fiican u awoodaa inuu xaaladda u maareeyo marka ay wax qaldamaan. | |
|
|
|
|
| Qoysku waxay helaan adeegyo tixgelinaya hab-nololeedkooda iyo/ama dhaqankooda. | |
|
|
|
|
| Xubinta kooxda The Buckeye Ranch ee aan la kulmo waxay ixtiraam u muujisaa shakhsiga iyo/ama qoyska. | |
|
|
|
|
| Xubinta kooxda The Buckeye Ranch waxay fulisaa wixii ay sheegto inay qaban doonto. | |
|
|
|
|
| Xubinta kooxda The Buckeye Ranch waa qof furan oo daacad ah marka ay ka hadlayso daryeelka shakhsiga. | |
|
|
|
|
| Xubinta kooxda The Buckeye Ranch waxay isku daydaa inay fahanto waxyaalihii ay soo mareen shakhsigu iyo qoysku. | |
|
|
|
|
| Xubinta kooxda The Buckeye Ranch waxay tixgelisaa baahiyaha qoyska marka ay qorsheynayaan daryeelkooda. | |
|
|
|
|
| Waxaan dareemayaa in shakhsiga iyo/ama qoysku ay horumar ka samaynayaan yoolkooda (yoolashooda). | |
|
|
|
|
| Qoysku waxay haystaan dad ka baxsan The Buckeye Ranch oo ay u laaban karaan si ay taageero uga helaan. | |
|
|
|
|
| Waxaan ku qanacsanahay adeegyada uu shakhsigu iyo qoysku ka helayaan The Buckeye Ranch. | |
|
|
|
|
| Waxaan dareemayaa rajo badan oo ku saabsan mustaqbalka shakhsiga iyo/ama qoyska. | |
|
|
|
|